
Machad Taajul Quraan Online waa machad online ah oo aad ka baran karto quraanka kariimka ah iyo hingaada iyo Duruus islaami ah.
machadka ardayda dhigtaa waxay ku kala noolyihiin yurub iyo Australia iyo Ameerika.waxaa dhigan Kara qofkasta Caruur iyo Waalidiin
Machadka waxa uu jiraa oo la aas aasay 2012 .waxaa wax ka dhiga macalimiin khibrad uleh Duruusta ay dhigayann.